MUUQAAL: CALIYOOW WADA DHALASHADU MA AHA XISBI MAR LA GALO MARNA LAGA BAXO!!!!

12 June 2017 (Puntlandes) Caliyoow (Cali Khaliif Galayr) Dhulbahante iyo Harti cidna marti uma aha, umana noqon karaan Nasabiyaddaadana ina Cali waraabe ha u daba fariisan.

Caliyoow wadaa dhalashadu ma aha Xisbi marna la galo marna laga baxo ee sidaas ula soco…

4

Daawo Muuqaalka Cali Khaliif Galayr oo Faysal Cali Waraabe daba fadhiya iyo waxa uu ku hadlayo

Puntlandes.com

About The Author