Akhriso Qoraal kasoo baxay Wasiirka Amniga DFS oo lagu faray masuuliyiinta DFS in soo diiwaan galiyaan ilaalada & hubka ay magaalada ku dhax wataan

14 June 2017 (Puntlandes) Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu faray dhamaan masuuliyiinta dowlada ee ku sugan magaalada Muqdisho in mudo 14-maalin gudahood kusoo diiwaangaliyaan ilaalada iyo hubka ay magaalada ku dhax wataan.

Masuuliyiinta dowlada ayaa la faray in ay tagaan xarunta Dambi baraista CID-da halkaasna ay kasoo diiwaan galiyaan hubka iyo askarta ay wataan, waxaana kaliya loo ogol ahay masuul kasta afar qoray oo ah nuuca yar yar .

Akhriso qoraalka

4

Puntlandes.com

About The Author