Akhriso Qurbajoogta, Xildhibaanada DFS & Isimada beelwaynta Dhulbahante oo Bayaan kasoo saaray ku biirista Galayr ee Somaliland

27 June 2017 (Puntlandes) Baaq ay siwadajir ah u soo saareen Isimada, Xildhibaanada dawladda Fadaraalka Soomaaliya iyo qurba-jooga beelaha Dhulbahante ayaa waxay si wayn uga soo horjeesteen heshiiskii uu Cali Khaliif Galayr ugu biiray Somaliland, iyagoo ku taageeray midnimada iyo wadajirka Soomaaliyeed.

18

Akhriso Qurbajoogta, Xildhibaanada DFS & Isimada beelwaynta Dhulbahante oo Bayaan kasoo saaray ku biirista Galayr ee Somaliland

223

Puntlandes.com

About The Author