Dhegayso: Madaxweyne Gaas oo Saddex Waddo oo Laami ah Dhagax Dhigay Caasimadda Puntland

28 June 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta caasimadda Puntland ee Garowe ka dhagax dhigay saddex waddo oo Laami ah oo ay dowladda Puntland ka samayn doonta halkaasi.
18
Sadexdaan waddo ayaa kala ah:

1-Waddada isku xirtaa masjidka Jaamaca Garoowe iyo guriga Suldaanka

2-Waddada isku xidha laamiga dheer ee Bulsho iyo Jidka 30-ka iyo

3-Dhammaystirka inta ka dhiman seedka 2aad ee jidka sodonka (30) Garoowe.

Dhagayso warbix faahfaahinaysa


Puntlandes.com

About The Author