Daawo Video: Aqoonyahan Cawil oo jawaab adag u diray Xil. Dheeg ee Barlamanka Somaliland

18 July 2017 (Puntlandes): Aqoonyahan Cawil Cabdi faarax ayaa jawaab adag u diray Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yaasiin Dheeg oo ka tirsan Barlamaanka Somaliland oo dhawaanahaan caadaystay u hanjabida magaalada Buhodle ee xarunta Gobolka Cayn.
37a

Xildhibaan Dheeg ayaa dharw jeer hanjabaad dagaal u diray shacabka reer Buhodle, isagoo ku hanjabaya in xoog iyo dagaal lagu qabsado magaaladaas nabada ah.

Aqoonyahan Cawil ayaa waydiiyey Xildhibaan Dheeg ” Dheegoow maamulka Somaliland oo aad Xildhibaanka ka tahay Gobolada uu ka kooban ayahay oo Soomaali kaga goosanayo oo dawlada uu rabo inuu ku noqdo waa kuwee, ma Waqooyi galbeed iyo Togdheer oo aan buuxin oo ay degmada cayn ka maqan tahay baa?”
Daawo aqoonyahan Cawil

Daawo Xildhibaan Somaliland ah oo ku baaqay in weeraro Buhodle

halkana ka daawo Xildhibaan Dheeg oo ku celiyey hanjabaadiisii ahayn Buhodle in xoog lagu qabsado

Puntlandes.com

About The Author