Daawo Video: Wasaarada Maaliyada oo Barlamanka Puntland u gudbisay xisaabxirkii 2016

21 July 2017 (Puntlandes) Ku simaha Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdilaahi Shiikh Axmed ayaa golaha Wakiiladda Puntland u gudbiyey xisaab xirka miisaaniyadii 2016.

7

Wasiir Cabdulaahi ayaa sheegay in ku tala-galkii maliyedeed ee dakhligu uu ahaa janayo December 2016 $ 60,030,103,78,iyadoo dakhliga soo xaraadoy uu noqday sida u sheegay 60,349,545.87 halka uu ku talo  galku ahaa 70,118,316,00 wuxuuna is dhinka dakhli noqinayaa 9,768,770,13.

Cabdullaahi ayaa arrimaha keenay is dhinka dakhliga la filayey waxa uu ku sheegay inuu ka yimid wasaaradda kallumaysiga, Isgaarsiinta, Canshuuraha gadiidka, dhoofinta xoolaha iyo lacago ay ka filayeen Bangiga aduunka oo laga filayey 12,518,316,00 halka laga helay 3,739,657,57 iyadoo uu ku yimid is dhin dakhli.
Puntlandes.com

About The Author