Wasiirka Dastuurka Dowladda Soomaaliya oo maanta hortagaya Golaha Shacabka.

?????????????

30 July 2017 (PUntlandes) Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan ka mid ah kulamadooda caadiga ah.

?????????????

Kulanka  Baarlamaanka ayaa waxaa lagu wadaa in uu hortago Wasiirka Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil.

Xildhibaanada Golaha shacabka Soomaalieed ayaa su’aalo ka waydiin doono waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradda arimaha Dastuurka xukumada Sooomaaliya.

Wasaaradda Dastuurka ayaa mudooyinkaan danbe waday shirar iyo wadatashiyo ku aadan arrimaha Dastuurka oo ay la yeelanaysay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Caasimadda iyo Gobolada Dalka.

Puntlandes.com

About The Author