DEG DEG: Puntlandes.com oo heshay Qoraalkii ay Isimadda Puntland u qoreen Barlamanka ee kordhinta Kuraasta Barlamanka

07 Aug 2017 (Puntlandes) Warbaahinta Puntlandes ayaa waxay heshay Qoraalkii ay Isimadda Puntland u qoreen Baarlamaanka ee kordhinta Kuraasta Baarlamaanka oo 4 Kursi ay Isimaddu ugu dareen Beesha Tanade Daarood.

1

Qoraalka ayaa ku taariikhaysan 03dii Aug 2017 kuna socday Baarlamaanka Puntalnd, waxayna ogaysiin ugu direen madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Beesha Tanade.

Isimadda Puntland ayaa go’aan ka gaaray Tabashada Beesha Tanade Daarood, waxayna Baarlamaanka ugu dareen 4 Kursi iyadoo wadarta Kuraasta Baarlamaanka Puntland oo ka koobanaa awal 66 Kursi uu noqonayo hadda 70 Kursi.

24a9

Puntlandes.com

About The Author