Golaha Wasiiradda Dawladda Puntland oo berri la shaacinayo

06 Aug 2017 (Puntlandes) Golaha Wasiiradda Dawladda Puntland oayaa sida ay ogaatay Warbaahinta Puntlandes waxaa lagu dhawaaqayaa maalinta berri ah oo ay taariikhdu tahay 7d Aug 2017ka.

24b

Golahii wasiiradda Puntland ee hore ayaa Baarlamaanka Puntland waxa uu kalsoonida kala noqday 18kii july 2017, waxaana liiska cusub ee Golaha wasiiradda ee berri ay madaxtooyadu shaacinayso ka dhex muuqan doona xubno badan oo ka mid golihii hore kuwaaso qabtay shaqooyin aad u fiican loona baahan yahay inay sii wadaan shaqadaas.

Kala soco Puntlandes.com liiska golaha wasiiradda cusub ee la shaacin doono

Puntlandes.com

About The Author