Wargeysyada ugu caansan Carabta ee Alittihad oo qoray Puntland oo Federaalka ka dalbaday in ay Qatar ka furuto

21 Aug 2017 (Puntlandes) Wargeysyada ugu caansan Carabta ee Alittihad, ayaa wuxuu Maqaal uu cinwaan uga dhigay: Puntland ay Dowlada Federaalka ka Dalbatay in in ay Qatar ka furuto.
5

Wargeyskan Alittihad oo kasoo baxa Imaaraadka  ayaa daabacay in Dowlada Puntland ay dawlada Fadaraalka Soomaaliya ka dalbatay in go’aan cad ay ka qaataan Xiisada ka aloosan Khaliijka.

Wargeysyada ayaa kusii daray in Puntland ayuga digtay Xukuumada Muqdisho iney go’aan qaldan qaataan loona baahan yahay inay dib u eegis ku samayso, waxaana qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweynaha dsawladda Puntlad lagu sheegay in DFS ay xasuusato xiriirka soo jireenka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo xulafad Dalalka Sacuudiga iyo Imaaraatka.

Halkan hoose ka Akhriso qormada Wargeyska 
http://www.alittihad.ae/details.php?id=48800&y=2017

 

About The Author