Daawo Video: Agaasime kuxigeenka Madaxtooyada PL Cawil X Daad oo ka warbixiyey Shirka Nabadaynta G Mudug ee Galkacyo ka socda

6 Sept 2017 (Puntlandes) Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada dawladda Puntland Cawil Xasan Daad ayaa PLTV uga warbixiyey Shirka Nabadaynta Gobolka Mudug ee Gaalkacyo uga socda Waxgaradka Puntland iyo Galmudug.

28c1

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ku sugan wafdi culus oo uu hogaaminayo madaxweyne ku xigeenka dawlada Puntland oo ka kooban Wasiiro, Xildhibaano iyo Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada dawladda Puntland, halka ay dhanka Galmudug na ay ku sugan yihiin wafdi uu hogaaminayo madaxweyne kuxigeenka Galmudug.

Maanta ayaa waxaa bilowday inay labada dhinac u wado hadlaaan si deegaan ah iyadoo ay labada dhanba matalayeen waxgaradkoodu.

Daawo muuqaalka

Puntlandes.com

About The Author