Daawo Video:Gudomiyaha Aqalka Sare oo ku dhawaaqay inuu Aqalku ka doodi doono go’aanna ka Gaari doono Arinta Qalbidhagax

10 Sept 2017 (Puntlandes) Gudomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka JFS mudane Cabdi Xaashi ayaa ku dhawaaqay in Aqalka Sare ka doodi doono go’aanna ka Gaari doono Arinta Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax.
29a5a
Gudoomiye Cabdi Xaashi ayaa yiri “go’aankii xukuumadda ee ku saabsanaa u gudbinta Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax loo gudbiyey Itoobiya, taas oo aan rabno in Aqalka gayno oo Aqalku ka doodo, uuna ka soo saaro go’aan sax iyo khalad waxa uu yahay go’aankaas Xukuumaddu”

Daawo shirkii jaraa’id ee Gudoomiye Cabdi Xaashi

Puntlandes.com

About The Author