Dhagayso: Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble & Arinta Qalbi-Dhagax ”Sooaaliya waxay gashay qalalaase ah jiritaankeeda, Soomaalinimada, Khayre waxa uu Somalia yiri waa laba gobol…” golaha1960

10 Sept 2017 (Puntlandes) Waraysigan uu siiyey Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan oo ah waraysi oo si balaaran ugaga waramay Go’aan ka ay dowladdu ka soo saartay ka dib dhiibidii Qalbi Dhaxan Saamaynta ay Somaliya ku yeelan karaan hadda iyo wakhtiga fogba.Sidoo kale waraysigan wuxuu kaga hadlay niyad jabka ummadda somliyeed ku dhacay iyo kalsooni darada ay ka qaadeen dowladdii ay u sacaba tumayee.
29a4
Sidoo kale Faysal Cabdi Rooble wuxuu qeexay Qeexay shaciyada UNta,kan IGAD iyo kan somaliyba sida ay dowladdu u jebisey.

Dhagayso waraysi oo dheer oo uu qaaday Weriye Dhegood Golaha1960


Puntlandes.com

About The Author