Dhagayso: Muuse Biixi oo Ka hadla Eedeymaya Mucaaradka & Doorashada Somaliland

12 Sept 2017 (Puntlandes) Iyada oo 60 maalmood ay innaga xigto maalinta doorashada Madaxtinimada Somaliland, ayaa maanta Xisbiga talada haya ee Kulmiye waxa uu soo bandhigay barnaamij siyaasadeedkiisa ee uu doorashada ku gelayo.
24
Xisbiyada mucaaradka ayaa xukuumadda u soo jeedinaya dhaliilo kala duwan, hase ahaatee guddoomiyaha xisbigaas, ahna musharax madaxweyne, Muuse Biixi Cabdi, ayaa eedaymahaas qaarkood ka jawaabay.

Dhagayso VOA oo waraysatay Musharax Muuse Biixi


Puntlandes.com

About The Author