Daawo Video: Sen Cabdi Qaybdiid oo si kulul uga hadlay khilaafka Galmudug eedeeyeyna madaxweyne kuxigeenka

29 Sept 2017 (Puntlandes) Sen Cabdi Qaybdiid oo ka mid ah Xildhibaanadii magaalada cadaado u gaaray inay dhexdhexaadiyaan khilaafka madaxda Galmudug ayaa si kulul waxa uu uga hadlay khilaafka maamulkaas, isagoo eedeeyeyna madaxweyne kuxigeenka Maxamed Carabeey.

27a4

Sen Cabdi Qaybdiid iyo Xildhibaanada kale ayaa ah oo taageersan dhanka madaxweyne Xaaf.

Daawo muuqaalka

Puntlandes.com

About The Author