Akhriso Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle oo Xaalad Deg Deg ah ku soo rogay deegaanada Galmudug

01 oktoober 2017 (Puntlandes)  Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle (Xaaf)  ayaa kusoo ragay Xaalad Deg Deg ah deegaanada Galmudug, halkaasi oo maalmahan ay ka jireen khilaafaad siyaasadeed.

29d4

Qoraal kasoo baxay Xaaf oo ku taariikhaysan shalay 30ka sept 2017 ayaa lagu soo rogay Galmudug xaalad deg deg ah oo ka bilaabanaysa maanta 1da Okt 2017 socona doonta mudo 90 cisho ama sadex bilood ah.

Akhriso qoraalka

31c3

Puntlandes.com

About The Author