Daawo Hees ka tarjumaysa Mashaariicda horumarineed ee Puntland

01 oktoober 2017 (Puntlandes) Tan iyo intii uu Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas hantiyey madaxtinimada Puntland, waxaa Hiinso oo Haruubka keen ahaa mashaariic qiimo wayn ugu fadhiday ummadda reer Puntland.

17b6

Warbaahinta Puntlandes waxay akhristayaasheeda usoo gudbinaysaa Hees ka tarjumaysa Horumarka Puntland ee magaceedu yahay ”Puntland ha isku tashato” ee uu sameeyey Abwaan Bashir Cabdi Jaamac (Shiish), uuna qaadayo Fanaanka caanka ah ee Bashiir Maxamed Abshir (Bashiir Nagaara)Muusikada waa Abdiwahab canter Naji iyo duubistii Liibaan studio.

Maanta Puntland waa u maalin horumarineed.

Puntlandes.com

About The Author