Daawo Video: Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo Guddoonsiiyay ku tartami doona doorashadda madaxweynaha & madaxweyne kuxigeenka Somaliland

01 oktoober 2017 (Puntlandes) Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa Guddoonsiiyay Lixda musharax ee Saddexda xisbi uga qaybgali doonta doorashadda madaxweynaha iyo madaxweyne kuxigeenka Somaliland ee bisha soo socota ee November 13 keeda ka dhici doonta.
31c6
Murashaxiinta la guddoonsiiyay shahaadooyinka ayaa waxay kala yihiin;

Masharixiinta madaxweynaha

  1. Musharax madaxweyne Xisbiga Kulmiye: Muuse Biixi Cabdi Xildiid
  2. Musharax madaxweyne Xisbiga Wadani: C/raxmaan Maxamed C/llaahi (Cirro)
  3. Musharax madaxweyne Xisbiga UCID: Inj. Faysal Cali Waraabe

Masharixiinta madaxweyne ku xigeenka

  1. Musharax madaxweyne Xisbiga Kulmiye: C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici)
  2. Musharax madaxweyne Xisbiga Wadani: Maxamed cali
  3. Musharax madaxweyne Xisbiga UCID: Axmed Cabdu Muuse Abyan

Daawo muuqaalkii lagu soo bandhigay

Puntlandes.com

About The Author