Dhgayso: Wasiirka Wasiirka Dekedaha oo ka hadlay dhismaha & balaarinta Dekedda Bosaso

01 oktoober 2017 (Puntlandes) Wasiirka Dekedaha, Gaadiidka Badda iyo ka hortagga Dembiyadda Badda Puntland Siciid Maxamed Raage oo waraysi siiyey VOA ayaa sheegay inaysan u jirin sida loo cabanayo.

31c5

Wasiirka ayaa yiri “horta dekedda Bosaso waa deked aad u yar, waa deked mudo la isticmaalayey, waqtigeedii isticmaalku uu dhamaaday, taagan maanta waqtigi wax la gelin lahaa ama iyada dib wax loogu celin lahaa oo loo abaalgudi ..”

Wasiirka ayaa sheegay inay dawladda Puntland heshiis ku gashay in dekedda lagu daro wajiga koowaad 450m, halka wajiga labaadna lagu darayo 200m iyadoo isugayn la dhisi doono deked cusub oo dhererkeedu yahay 650m

Wasiirka oo ka jawaabayey Xildhibaano mooshin ka gudbiyey dekedda ayaa ku sifeeyey arin Siyaasadeed oo aan xaqiiq ku salaysnayn.

Dhagayso waraysiga Wasiirka ay VOA la yeelatay


Puntlandes.com

About The Author