Dhagayso: Dalalka Somaliland ka taageera doorashada oo booqday halkaas kana hadlay Doorashada Somaliland

04 okt 2017 (Puntlandes) Dalalka Somaliland ka taageera doorashada ayaa kaarar-qaybinta codbixiyaha iyo sidoo kale doorashada ku tilmaamay mid u socda si sax ah.
31c6
Dhanka kale Dalalkan ayaa waxay xisbiyada siyaasadda Somaliland, guddida doorashada iyo ururada bulshada ugu baaqeen in la suurtogeliyo doorasho xor iyo xalaal ah.

Dhagayso warbixin ay VOA ka diyaarisay


Puntlandes.com

About The Author