Akhriso Axmed Huruuse oo loo magacaabay Guddoomiyiha Waxbarashada Gobolka Mudug

04 Sept 2017 (Puntlandes) Dikreeto kasoo baxday xafiiska Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Abshir Muuse Ciise ayaa waxaa lagu magacaabay mas’uuliyiintii Waxbarashada Gobolka Mudug iyo degmada Gaalkacyo.

31e6a
Guddoomiyiha Waxbarashada ee Gobolka Mudug

Mas’uuliyiinta uu Wasiirku loo magacaabay ayaa kala ah

  1. Guddoomiyiha Waxbarashada ee Gobolka Mudug: Axmed Huruuse Xaashi.
  2. Guddoomiyiha Waxbarashada ee Degmada Gaalkacyo: Cali Cabdisalad Xaaji Xirsi.

Akhriso Dikreetada kasoo baxday Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Abshir Muuse Ciise

31e6

Puntlandes.com

 

About The Author