Dhagayso: Wasiirka Maaliyadda DFS oo qorshaha lacag daabacaadda, sheegayna inaan dalka la keenayn lacagta Sudan taal

06 Okt 2017 (Puntlandes) Wasiirka maaliyadda DFS Cabdiraxmana Ducaale Bayle oo waraysi siiyey VAO ayaa sheegay mar kale sheegay inay ka go’an tahay inay soo daabacaan lacag cusub oo iskugu jirta shilimaad iyo waraaq ka hor inta uusan dhammaanin sannadkan.

32a6

Wasiirka ayaa hoosta ka iany lacagta cusub kala shaqaynayaan IMF, aana wadanka la keenayn lacagta Shariif xasan ku daabacay dalka Sudan markii uu ahaa wasiirka Maaliyadda dawladii Sheekh Shaiif madaxweynaha ka ahaa.

Dalka Sudan ayaa waxay taalay lacagtaasi muddo badan iyadoo beesha caalamku ay u diiday DFS inay dalka keento lacag ama Xaashi an lahayn sharciyadii looga baahnaa in dawladi lacag ku samayso.

Dhanka kale Madaxweyne Farmaajo ayaa Safar ku jooga dalka Sudan isagoo halkaas u tagay arimo ay ka mid tahay lacagtaas.

Dhagayso waraysiga oo dheer


Puntlandes.com

About The Author