Alshabaab oo weerartay xalay kontroolka Bosaso

09 Okt 2017 (Puntlandes) Malayshiyada kooxda Alshabaab ee buuraleyda Golis  ayaa xalay saqdii dhexe weerar kus qaaday kantaroolka magaalada Bosaso ee xarunta gobalka Bari.

30a3

Kooxahan weerarka soo qaaday ayaa waxaa israsaaseyn qadar socotey ay dhex martay iyaga iyo ciidamada ilaalada ka ah Kantroolka Bosaso, waxaana ku dhintay 4 askari oo ka tirasan ilaalada kantaroolak iyo dad shacab ah oo dhimasho iyo dhaawac kasoo gaartay.

Kooxdii weerarka soo qaaday ayaa Ciidanka dawladda Puntland ka cayriyeen goobtii dagaal xoogan oo khasaaro keenay ka dib.

Puntlandes.com

About The Author