Akhriso RW kayre oo sheegay in Xukuumadii ay Ciidamada Xooga ugu yabooheen 20kun kaliya

09 Okt 2017 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha DFS Xasan Cali Khayre ayaa xalay ka qeyb gaay munaasabad lagu soo bandhigeyey waxii u qabsoomay Guddiga Taakuleynta Ciidanka qalabka sida, ee dhawaan uu magacaabay Madaxweyne JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Waxaa intaas kadin uu Khayre sheegay in Xukuumaddu ay 20 kun dollar kaliya siin doonto gudiga taakuleynta Ciidamada si loo dar-dargeliyo hawlaha gudiga.

33

16

17

Puntlandes.com

About The Author