Akhriso Guddiga doorashooyinka Somaliland oo ku dhawaaqay tirada dadka codka bixinaya ee Degmooyinka

10 Okt 2017 (Puntlandes) Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa maanta shaaciyey tirada dadka qaatay kaarka codbixinta doorashada dhacaysa 13ka nov 2017, iyagoo sheegay inay qaateen 704,089 oo cod bixiye kuwaasi oo ka codayn doona 1642 goobood oo ku yaalla 21 degmo doorasho.

32b8b

Guddiga doorashoyinku ayaa waxa ay xogtan ku wareejiyeen saddexda xisbi siyaasadeed oo kala ah Kulmiye, Wadani iyo UCID iyo wasiirka arrimaha gudaha.

akhriso tirada degmo kasta ka codaynaysa

32b8a

Puntlandes.com

About The Author