Dhagayso: Khasaaraha Qaraxii Muqdishoo oo sii kordhay (Sawirro)

14 oktoober 2017 (Puntlandes) Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay qaraxii weynaa ee galabta ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, kaasoo lagu tilmaamay kii ugu xoogganaa ee taariikha ka dhaca magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxa uu sababay burbur lixaad leh.

Illaa iyo hadda dhimashada ayaa tiro sax ah la heyn, hase ahaatee saraakiisha caafimaadka ayaa xaqiijinaya in haatan ay ka badan tahay 30 ruux.

Hotelka Safaari ayaa gebi ahaanba burburay, sidoo kale dhismayaal ka ag dhowaa oo u badnaa ganacsi iyo maqaayado ayaa bur buray.

In ka badan 20 baabuur ayaa goobta ku bas beelay, qaarkood waxaa laga waayay dadkii saarnaa, waxaana xaalada ay noqotay mid murugo leh.

Dhagayso warbixin dheer oo ay VOA ka diyaarisay caawa khasaaraha qaraxa

 

Daawo sawirada
1a

1aa

Somalis use a sheet to carry a man wounded in a blast away to an ambulance, in the capital Mogadishu, Somalia Saturday, Oct. 14, 2017. A huge explosion from a truck bomb has killed at least 20 people in Somalia's capital, police said Saturday, as shaken residents called it the most powerful blast they'd heard in years. (AP Photo/Farah Abdi Warsameh)
1c

1c1

1c2

1e

2

3

4

5

32c3c2

32c3c3
Puntlandes.com

About The Author