Dhagayso: Dr Maxamuud Cali Geelood oo ka hadlay “Qaran, bilowgii Qaran Soomaaliyeed & 12 qodob oo lagu soo noolayn karo (Waraysi Golaha1960)

15 oktoober 2017 (Puntlandes) Waraysigan oo Dr Maxamud A Geeldoon ayaa siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan, kaga waramay taariikhdii ay bilaabeen Qaramada aduunka ugu faca weyni dhisida qaramadood , heerarka ay soo mareen iyo kala duwanaanshahooda. Sidoo kale Dr Maxamud Geeldoon Wuxuu aad uga hadlay Wakhtiga ay bilaabantay in dadka somaliyeed bilaabeen iney yeeshaan Qaran ay ku midaysan yihiin,

32f3

Dr Maxamud wuxuu isbarbardhigay dagaalkii carabta iyo Yuhuuda 1967dii iyo Dagaalkii Somaliya iyo Itoobiya 1977kii wixii ka dhashay ee ay iskaga midka yihiin iyo saamaynta uu soomali kaga tegey dagaalkaasi oo ah in madaxda somaliyeed kala dhoweystaan dalka Itoobiya una kala dheereeyaan.Dr Maxamud wuxuu dadka somaliyeed u soo jeediyey  laba iyo toban (12 qodob) oo lagu soo noolayn karo Qaran midaysan oo somaliyeed.

Weriye.Dhego


Puntlandes.com

About The Author