Sawirka & Heesaha Jimcaha “OKTOOBAREEY ADAA LAHAA” & “OKTOOBAR WAATEE WAA TAAYADII”

20 Okt 2017 (Puntlandes)Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qoraal uu u diray Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka JFS, isagoo kaga codsanaday inay u qabtaan kulan Labada Aqal maalinta Sabtida oo ku beegan 21ka Oktoober, taasoo ku beegan 48 guuradii kasoo wareegtay markii uu AFGAMBI Milateri ku qabsaday dalka Soomaaliya Kaligii Taliyihii Maxamed Siyaad Barre.

34

Xuska 48 guuradii kasoo wareegtay boobkii talada dalka & sadex kaclaynta Kacaanka Oktoober

Farmaajo ayaa sida ay war hoose ku ogaatay Warbaahinta Puntlandes waxaa u qorshaysan inuu Fadaraaldiidnimo, Burburinta Dawlad Goboleedyada iyo kusoo ragid dalka Xukun Milatari, isagoo galinaya dalka Xukun deg deg ah.

Warbaahinta Puntlandes ayaa akhristayaasheeda usoo xusuusinaysa Sawiraka Shanta xubnood ee Golaha Sare ee KACAANKA cusub ee Farmaajo & Heesaha Jimcaha oo kala ah:
1-“OKTOOBAREEY ADAA LAHAA”

2-“OKTOOBAR WAATEE WAA TAAYADII”

Daawada HEESTII OKTOOBAR WAATEE WAA TAAYADII HEESTII KACAANKA EE 21KA OKTOOBAR

Daawada HEESTII OKTOOBAR OKTOOBARAY ADAA LAHAA HEESTII KACAANKA EE 21KA OKTOOBAR

Puntlandes.com

About The Author