Dhagayso: RW Khayre oo sheegay inaysan wuxuu ugu yeelay Xudduudo oo uu ula jeedo Fadaraal Somaliya sii lahaanayn!!!!

20 Okt 2017 (Puntlandes) Ra’isul wasaaraha DFS Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay mar uu shalay la hadlayey dhalinyarada Muqdisho inaysan wuxuu ugu yeelay Xudduudo oo uu ula jeedo Fadaraal Soomaaliya sii lahaan doonin, isagoo cadaystay Fadaraaldiidnimo.!!!!

32f2

Ra’isul wasaaraha ayaa ku dhawaaqay inay Iclaamin doonaan 21ka Oktoober oo ku beegan 48 guuradii kasoo wareegtay markii uu Afgambi ku qabsaday Dalka Kaligii taliyihii Maxamed Siyaad Barre, xaalad deg deg ah, taasoo ay dad badan iswaydiinayaan ujeedada ay ka leedahay Villa Somalia.

Dhagayso RW Khayre


Puntlandes.com

About The Author