Galmudug oo weerartay deegaanka Godod ee Puntland

26 Okt 2017 (Puntlandes) Wararka naga soo gaaraya bariga magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka socdo aagga Godod ee barriga magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug.

30a3

Warar sugan oo aanu ka helnay khasaaraha uu dagaalkan keenay ma jiraan laakiin  waxaa jira dhinasho iyo dhaawac badan oo uu dagaalku keenay.

Malayshiyo dhanka Galmudug ah ayaa weerar abaabulan kusoo qaaday saaka fariisinada Ciidanada Puntland ee deegaanka Godod.

Faahdaahibta dagaalka iyo Khasaaraha dagaalka kala soco Warbaahinta Puntlandes

Puntlandes.com

About The Author