Dhagayso: Gudomiyaha Bosaso University Prof. Cabdiweli C/raxman Gayre oo ka waramay Kuliyadaha Jaamacadda & heerkooda waxbarasha

28 Okt 2017 (Puntlandes) Waraysigan uu siiyey Gudoomiyaha Boosaaso university Prof:Cabdiweli C/raxman Geyre ,Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ,wuxuu aad ugaga waramay heerka aqooneed ee kuliyadaha ay ka kooban tahay Jaamacaddu,magaalooyinka ay ka furan tahay,macalimiinta ka dhiga jaamacadda iyo xiriirka ay la leeyihiin jaamacadaha kale ee dalka gudihiisa iyo dibadiisaba.
2
Weriye Dhegood.


Puntlandes.com

About The Author