Taliyaasha Booliiska & Nabad Sugida ee DFS oo xilka laga qaaday

29 Okt 2017 (Puntlandes) Golaha Wasiirada DFS  oo kulan deg deg ah ku yeeshay  Muqdisho ayaa waxay xil ka qaadis ku sameeyeen Taliyeyaasha Booliska iyo Nabadsugida, kadib markii labo qarax oo khaasre fara badan keenay ay ka dhaceen Muqdisho mudo labo todobaad gudahood.

4c

Taliyihii Booliiska Soomaaliya Gen. C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) iyo Taliyihii Nabad sugida C/laahi Maxamed Cali (Sanbololshe) ayaa xilalkooda sii haye looga dhigay Kuxigeenadooda, inta laga soo magacaabayo Taliyeyaal cusub.

Puntlandes.com

About The Author