Sawirro: Madaxweynaha DFS & Kulan hordhac la yeeshay Madaxweynayaasha dawlad Goboboleedyada dalka

29 Okt 2017 (Puntlandes) Kulanka oo ah mid hordhac u ah shirka uu iclaamiyey madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa kaqayb galay madaxweynaha Soomaaliya , Raiisul wasaaraha, madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland, Hirshabelle, K/Galbeed, Galmudug, Jubbaland iyo maamulka gobolka Banaadir.

Kulanka ayaa waxaana diiradda lagu saarayaa wadatashiyo la xiriira qaabka uu noqonayo shirka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada oo lafilayo in galinka dambe ee maanta uu furmo.

3

3a

Puntlandes.com

About The Author