DAAWO BARNAAMIJKA DALMAR OO UU WARAYSI XASAASI AH KU BIXIYEY XILDHIBAAN SHIIKE

30 Okt 2017 (Puntlandes)  Xildhibaan Maxamed Cabdi Faarax Bootaan (Shiike) oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka dawladda Puntland, kana soo jeeda Gobolka ayaa isagoo martik u Barnaamijka Dalmar ee ka baxa PLTV waxa uu ka warbixiyey Mashaariicda horumarineed ee ka socda Puntland.

8a

Xildhibaan Maxamed Shiike ayaa oo booqasho ku jooga dalka UK ayaa ku dheeraaday guulaha ay ka gaartay dawladda uu hogaamiyo madaxweyne Dr cabdiweli Maxamed cali Gaas horumarinta Puntland.

Dhanaka kale Xildhibaan Maxamed Shiike ayaa ka hadlay ajendaha kalfadhigan ee baarlamaanka Puntland iyo ka qaybgalkii ay ka qayb galeen Gudoomiyayaasha labada Aqal ee baarlamaanka JFS Jawaari iyo Cabdi Xaashi.

Daawo Barnaamijka Dalmar oo uu martik u yahay Xildhibaan Maxamed Shiike

Puntlandes.com

About The Author