Daawo Video: Khudbadii furitaanka shirka ee Madaxweyne Farmaajo

30 Okt 2017 (Puntlandes)  Madaxweynaha JFS mudane Maxamed C/llaahi  Farmaajo ayaa khudbadiisi furitaanka shirka DFS iyo dawladgoboleedyada dalka waxa uu ka sheegay in ay waaajib ku tahay madaxda qaran ee shirkan ka soo qayb galay in ay ka shaqeeyaan  midnimada iyo soo celinta rajada shacabka Soomaaliyeed, taasna ay asaas u tahay in meel looga soo wada jeesto dagaalka dalka lagaga sifeynayo argagixisada Alshabaab.
9
Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale ka hadlay musiibadii 14kii Oktoobar isaga oo ugu baaqay dhammaan shacab iyo dolwadba in laga shaqeeyo si aysan mar kale uga dhicin dalka dhacdo murugo u keenta carruurta, waalidka iyo guud ahaan Muwaadiniinta.

Daawo khudbada madaxweynaha

Puntlandes.com

About The Author