Dhagayso: Amisom oo sheegtay inay Ciidamadeeda dhimayso

18a4

07 Nov 2017 (Puntlandes) Hawlgalka AMISOM ayaa sheegay in la dhimayo dhammaadka sannadkan ciidamada ka jooga Soomaaliya 1000 askari.

18a4

Madaxa hawlgalka AMISOM Franscisco Madeira ayaa maanta sheegay in dhimista ciidanka darteed uu jiri doono dhaqdhaqaaq badan oo ciidamada AMISOM ah, isagoo ka digay inaysan arrintaasi noqonin mid keenta argagax.

Dhagayso warbixin ay ka diyaarisay VOA


puntlandes.com

About The Author