Daawo Video-Dhagayso: Madaxweyne farmaajo oo sheegay inay dawladiisa kasoo horjeedaan shaqsiyaad danleey ah

IMG_20171110_222446

11 Nov 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa weerar xoogan oo afka ah ku qaaday Siyaasiyiint uu ku sheegay iney kasoo horjeedaan dowladiisa.

IMG_20171110_222446

Farmaajo ayaa ku tilmaamay in dawladnimada Soomaaliya ay kasoo horjeedaan shaqsiyaad uu ku tilmaamay danleey, isagoo sheegay inaysan u dulqaadan doonin.

Dhagayso khudbadii madaxweynaha


Daawo khudbadii madaxweynaha

Puntlandes.com

About The Author