Sawirro: Olole nadaafadeed oo laga sameeyey xaafada Hodan ee degmada Bursaalax

4

17 Nov 2017 (Puntlandes) Maanta ayaa waxaa Degmada Bursaalax ka qabsoomay isku soo bax ballaaran oo Xaafadda Hodan ee Degmada Bursaalax lagu Nadiifinayo magaalada gaar ahaan xaafadda Hodan , Qubuuraha iyo xurfadda oo aad u wasakhaysnaa Qashin badana yaalay.

Gudoomiyaha Degmada Maxamed Saleebaan Diitriye ayaa horukacayey Ololahaan nadaafadeed ee maanta qabsoomay, isagoo u mahadceliyey gudiyada xaafadda Hodan iyo dhalinyarada xaafadaas ee isxilqaamay

Daawo sawirrda
4

5

6

7

8

8a

9

9a

9b

10

11

12

13

14

15

16

17
Puntlandes.com

About The Author