Akhriso Golaha Shacabka oo berri kulmaya, maxay yihiin Qodobada looga hadlayaa?

21 Nov 2017 (Puntlandes) Golaha Shacabka Baarlamaanka JF Soomaaliya ayaa kullan yeelanaya maalinta berri ah oo ay taariikhdu tahay 22ka nov 2017, kaasoo furmaya  marka y saacadu tahy 9ka subaxnimo.

29b2

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa kullankaas lagu wargeliey inay kasoo qayb galaan waxaana looga hadlayaa fadhiga qodobo kala kala ah

 

1- Ansixinta soo jeedinta Guddiga Maaliyadda.

2- Akhrinta 1aad ee hindise sharciyeedka la dagaalanka Argagixisada.

3- Akhrinta 1aad ee hindise sharciyeedka Xakameynta hubka wax dila

 

Puntlandes.com

About The Author