Sawirro: RW Khayre “Bilowga masharuucani wuxuu fursad u abuuri doono boqolaal dhalinyaro Soomaaliyeed ah”

28 Nov 2017 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha DFS Xasan Cali Khayre ayaa qoraal uu Twiter-kiisa soo dhigau ju sheegay in heshiisja Dawladda Qadar ku maalgelinayso mashaariic ay ku baxayso 200 milyan doollar ay tahay fursad shaqo abuur dhalinyada Muqdisho.

Khayre ayaa qoraalkiisa ku yiri “Bilowga masharuucani wuxuu fursad u abuuri doono boqolaal dhalinyaro Soomaaliyeed ah”

Daawo sawirrada
10a
IMG_20171128_223449

IMG_20171128_223503

IMG_20171128_223500

IMG_20171128_223455
Puntlandes.com

About The Author