Shacabka reer Puntland oo aad u dhaliilsan Hogaaminta madaxweyne Dr Gaas

Soo-dhaweynta-Qardho

Xakuumada Dr Cabdiwali Gaas, ayaa waxay kursiga ku timid in ay dalka gaarsiinayso Horumar, Cadaalad iyo Isbedel dhab ah oo muuqda taas bedelkeedii waxay heleen Shacabka Puntland in hogaanka Dr Gaas:

  • XARIG Caburin iyo Handadaad lagu hayo Muwaadiniinta Reer Puntland ee samaha jecel
  • Uu ku Fashilmay hawshii loo igmaday ee ahayd Hogaaminta Puntland
  • Ku takrifal hanti dadwayne oo si xad dhaaf ah loo boobayo Hantidii ummadda ka dhaxaysay
  • Kala Fur-fur intii ishaysatay markii uu madaxweynré Gaas Xukunka yimid
  • Puntland oo Maqaamkeedii hoos loo dhigay lagana dhigay Gobol ay maamulato Madaxtooyada Xamr

Waxaa u dambeeyey oo si Xaaraan ah ugu xiran Xakuumada Dr Cabdiwali Gaas, Gudoomiyihii hore ee Gobolka Mudug Cabdirashiid Cali Xaashi.

Haddii qofka loo xirayo Ra’yigiisa maxaan ula dagaalamaynay Rajiimkii Siyaad Bare? Ma maantaan(2014)) ka yeelnaa  madaxweyne Dr Gaas in uu muwaadiniinta reer Puntland ku xiro Ra’yigooda!

Puntlanders.com

About The Author