XOG-Akhriso oo wax ka ogow 11 qof oo Hogaanka u haya madaxweyne Gaas

Warbaahinta Puntlandes.com oo aad uga barateen in ay idiin soo gudbiso Xaqiiqada ka jirta Puntland ayaa waxay idiin soo gudbinaysaa  11-Qof ee Hogaanka u haya taladana u gaara madaxweyne cabdiwali Maxamed cali Gaas  iyagoo Kooxdani ay yihiin kuwa gacanta ku haya Madaxtooyada Puntland Iyo Madaxweyne Abdiwali Gaas.

Waxayna dhamaantood ka jeedaan Beesha Dr Gaas ee Cumar Maxamuud iyagoo Jifooyinkoodu iyo magacyadoodu ay kala yihiin sidan hoose:

Jifada Reer Cabile (waa tan madaxweyne Gaas)

  1. Abdinaasir Biixi Soofe
  2. Abdirisaaq Burgal
  3. Cismaan Maxamuud Xaaji Xassan
  4. Inj Saadis

 

Jifada Reer Cali Maxamed

  1. Caaqil Abduwahaab Maxamuud Gurey
  2. Burhaan Maxamuud Gurey
  3. Abdinaasir Maxamuud Gurey

 

Jifada Reer Xirsi

  1. Xildhibaan Siciid Cagoole
  2. Burhaan Diyo Miyo

 

Jifada Reer Mahad

  1. Nabadoon Yaasiin Cabdisamad

Nabadoonka wuxuu isagu matala oo talada ka qaata koox kale oo fadhigeedu yahay Magaalada gaalkacyo.

 

Jifada Reer Aadan

  1. Cawil Xasan

Dhamaan Kooxdan ayaa ah kwa Saxiixa u dambeeya ku leh Warqadaha ka soo baxa xafiiska madaxweynaha Puntland go’aankoodaana uu si sharciya u socodsiiyaa  Madaxweyne Gaas.

Puntlandes.com

About The Author