Sawirro: Ururka dhiraynta saxansaxo oo ku deeqay Degmada Bursaalax 70 geed

11  Dec 2017 (Puntlandes) Ururka dhiraynta Saxansaxo ayaa ku Gudoomiyaha Degmada Bursaalax Maxamed Saleebaan Diiriye 70 geed oo loogu talogalay in lagu dhireeyo Degmada Bursaalax.

Gudoomiye Maxamed ayaa uga mahadceliyey Ururka dhiraynta Saxansaxo deeqday aadka u qiimaha badan ee ay ku deeqeen Degmada Bursaalax.

Gudoomiyaha ayaa dadaal xoogan u gala ytan iyo markuu xilka la wareegay inuu wax wayn ka bedelo muuqaalka magaalada Bursaalax.

Daawo sawirrda
42a8

42a9

42a9a

42a9b
Puntlandes.com

About The Author