Daawo sawirrada RW Khayre oo booqday Wasaaradda Maaliyadda DFS

13  Dec 2017 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha DFS mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta Wasaaradda Maaliyadda DFS, isagoo la kulmay madaxda Wasaaradaas.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa qoraal oo uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitter-ka ku yiri “Maanta waxaa na soo booqdey Raysulwasaaraha Xukuumada oo noogu hambalyeynay Guushii SMP taas oo ah in aan Horumarino Maamulka Maaliyadda”

Daawo sawirrda

IMG_20171213_113901

IMG_20171213_113920

IMG_20171213_113916

IMG_20171213_113923

Puntlandes.com

About The Author