Akhriso Golaha Shacabka oo berri kulmaya, maxay yihiin Qodobada looga hadlayaa?

12 Dec  2017 (Puntlandes) Golaha Shacabka Baarlamaanka JF Soomaaliya ayaa kullan yeelanaya maalinta berri ah oo ay taariikhdu tahay 13ka Dec 2017, kaasoo furmaya  marka y saacadu tahy 9ka subaxnimo.

19

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa kullankaas lagu wargeliey inay kasoo qayb galaan waxaana looga hadlayaa fadhiga akhrinta 3aad iyo u codeynta Miisaaniyadda 2018

Puntlandes.com

About The Author