Dhagayso: Ururka Islaamka oo Qudus u Aqoonsaday Caasimadda Falastiin

13  Dec 2017 (Puntlandes) Magaalada Istanbul ee Turkiga waxaa ka furmay shir madaxeedka waddamada Islaamka oo ay uga tashanayeen jawaabta ay ka bixinayaan go’aankii dhowaan madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu magaalada Jeresalem ugu aqoonsaday caasimaddda Israa’iil.

43a6

Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan oo xilligan haya guddomiyennimada Ururka Islaamka ayaa cambaareeyey go’aankaasi, waxaana uu ugu baaqay Maraykanka in laga laabto, waxayna ku dhawaaqeen ina bariga Qudus ay Caasimad u tahay Falastiiniyiinta.

Dhagayso warbixin ay VOA ka diyaarisay


Puntlandes.com

About The Author