Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Ganacsiga Puntland Indhaguran Oo Gaaray Garacad Iyo Jariiban

Maalhaan waxaa dekadda dabiicigaa ee Garacad ku qolqolaya waftiyo kala duwan ee Dawladda Puntland iyo ganacsato caalamayo oo doonaya in ay soo eegaan xaaladda nabadgalyo deegaanka Garacad si markaas ay u maalgashadaan.

Waxaana maanta Jariiban iyo Garacad gaaray wafti ballaaran oo uu hogaaminayo wasiirka Ganacsiga puntland indhaguran.
Warar hoose oo P/O soo gaaraya ayaa sheegaya in hadda xukuumadda Ethiopiya ay xiisaynayo in kor loo qaado xiriirka Ganacsi ee Puntland iyo Ethiopia gaar ahaan kililka Soomaalida ethiopia oo xuduud ballaaran la wadaaga Puntland

Daawo sawirrada
42b7

43b6b

43b6c

436a

Xigasho: puntlandobserver.com

About The Author