Daawo sawirro: Boqor Burhaan oo Qado sharaf u sameeyay Madaxweyne Farmaajo

10 Jan 2018 (Puntlandes) Madaxwynaha JFS  mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo oo si aad u heersaraysa loogu soo dhaweeyey  magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, ayaa waxay ka qayb galeen Qado sharaf uu u sameeyey Boqor Burhaan Boqor Muuse.

Munaasabadda oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ku weheliyey Madaxdeyne farmaajo, madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli, wasiiro ka tirsan DFS yo Puntland, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka faderaalka Soomaliya iyo kan Puntland, xubnihii kale ee ka mid ahaa wafdiga Madaxweynaha iyo marti sharaf aad u fara badan.

Daawo sawirradda

IMG-20180110-WA0049

IMG-20180110-WA0049

IMG-20180110-WA0059

IMG-20180110-WA0056

IMG-20180110-WA0052

IMG-20180110-WA0060

IMG-20180110-WA0048

IMG-20180110-WA0055

IMG-20180110-WA0057

IMG-20180110-WA0050

IMG-20180110-WA0058

IMG-20180110-WA0054

About The Author