Daawo sawiro Boqor Burhaan oo MW Farmaajo Faras guddoonsiiyay

Filed under: Wararka maanta |

10 Jan 2018 (Puntlandes) Madaxwynaha JFS  mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo oo si aad u heersaraysa loogu soo dhaweeyey  magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, ayaa waxay ka qayb galeen Qado sharaf uu u sameeyey Boqor Burhaan Boqor Muuse.

Dhanka kale Boqorka ayaa Madaxweyne Farmaajo guddoonsiiyay Faras, hoos ka daawo sawirrada.

IMG-20180110-WA0065

IMG-20180110-WA0064

received_1647435558645940
Puntlandes.com