Daawo sawirrada Boqor Burhaan oo casho sharaf u sameeyay wafdigii Madxweynaha JFS magaalada Qardho

Filed under: Wararka maanta |

10 Jan 2018 (Puntlandes) Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa caawa waxa uu casho sharaf ugu sameeyay  magaalada Qardho wafdigii uu hogaaminayey Madxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa maanta soo gaaray magaalada Qardho iyadoo loogu soo dhaweeyey si aad u heer saraysa.

IMG-20180110-WA0070

IMG-20180110-WA0071

IMG-20180110-WA0072

 

Puntlandes.com